Home » Archives by category » Diinta & Saxaabadii Rasuulka

Ayaan Darane ” Abuu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii ”

Ayaan Darane ” Abuu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii ”

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

HORDHAC:- Mombasa-Boramacity.com-Waxaan qormadaan oo ay xigi doonaan kuwo kale – in shaa Allaah- kaga sheekayn doonaa nin ayaan darane ahaa, taarikhduna ku xustay danbiyadii uu galay iyo sidii xumayd ee uu uga galbaday dunida, waxayna tusaale iyo waano u tahay dad badan oo qaadaya dariiqaas oo kale hadiiba ay waano…

Wax Ka Baro Qisooyinka Ambiyadda ( NNKHA )

Wax Ka Baro Qisooyinka Ambiyadda ( NNKHA )

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Qisadii Nabi Aadan naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye Horudhac Sheekaooyinka Nabiyada Ilaahay soo diray naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkooda ahaataye waxaa innoogu sugan wax ku qaadasho, taasoo sida uu Eebbe korree oo nasahnaaye Quraanka Kariimka ah innoogu sheegay ay tahay inaynu waano iyo wax ku qaadasho iyo waliba ku…

Habnololeedkii Saxaabada Rasuulka (scw) ( 4 )

Habnololeedkii Saxaabada Rasuulka (scw)  ( 4 )

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

 CABDULLAAHI BINU CABBAAS (4) Cabdullaahi Binu Cabbaas waxay ilmo adeer ahaayeen Nebiga (scw), wuxuuna ahaa Saxaabigii ugu aqoonta badnaa sida tusaale ahaan marka la eegayo tafsiirka iyo macnaha xeesha dheer ee qur’aanka oo Rasuulka (scw) ayaaba arrinkaa ugu duceeyay. Wuxuu caan ku ahaa Alle ka cabsiga, wuxuu badin jiray soonka, salaadda habeenka…

Arrimaha Diinta: Casharkii 2-aad Iyo Qisadii Nabi Nuux ( Nabad Korkiisa Ha Ahaatee)

Arrimaha Diinta: Casharkii 2-aad Iyo Qisadii Nabi Nuux ( Nabad Korkiisa Ha Ahaatee)

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Nuux waxuu dhashay boqol iyo labaatan iyo lix sano kadib dhimashadi Aadam .. Sida ku xusan taariikhda ehlu kitaabka, waxaa u dhaxeeyey boqol iyo lixdan iyo lix sano dhimashadi Aadam iyo Nuux amase waxaa la oran-kara waxaa labadooda u dhaxeysay Toban Qarni. Nabi Nuux waxaa loo soo diray markii dadkiisi ay bilaabeen iney caabudaan…

Arrimaha Diinta: Casharkii 1-aad Iyo Qiisadi Nabi Idriis (Nabad Korkiisa Ha Ahaatee)

Arrimaha Diinta: Casharkii 1-aad Iyo Qiisadi Nabi Idriis (Nabad Korkiisa Ha Ahaatee)

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Alle wuxuu Idriis ku amaanay Aayadaan” Oo ku Xus Kitaabka Qu’raanka Idriis, Wuxuu Ahaa Run Badane, Nabi Ah, Waxaana U Qaadnay Meel Sare” Maryam: 56- 57 Kadib Aadam iyo Shiis, wuxuu ahaa Idriis kii ugu horeeyey ee loo soo diro Nabi Ahaan – Nabad korkiisa ha ahaate Idriis waxuu ahaa Ninkii ugu horeeyey ee wax ku…

TAARIIKH NOLOLEEDKII SAXAABADA RASUULKA:- ABUL-CAAS BINU RABIIC AL-ANSAARI

TAARIIKH NOLOLEEDKII SAXAABADA RASUULKA:- ABUL-CAAS BINU RABIIC AL-ANSAARI

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

(2) Rasuulka (scw) markii uu u hijrooday magaalada Maddiina, arrinkiisana uu darraaday, ayaa qureysh soo baxday iyadoo dooneysa la dagalaallanka Rasuulka (scw) iyo Asxaabtiisa. Abul-Caas wuxuu si aan qasad ahayn uga qayb galay dagaalkii Badar, isagoo la safan dhinaca gaalada. Hase yeeshee ma jirin jaceyl uu jeclaa in uu la…

HAB NOLOLEEDKII SAXABADA RASUULKA:- CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI

HAB NOLOLEEDKII SAXABADA RASUULKA:- CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

  Casharka    (1) Saxaabi kasta, taariikh nololeedkiisu wax un buu caan ku ahaa. Matalan, waxaynu wada ognahay in Saciib Binu Caamir Al-Jumaxi (rc) uu caan ku ahaa zuhdiga iyo in la naco dhaldhalaalka adduunyada. Haddaba, Cabullahi Binu Xudaafi Al-Sahmi wuxuu isagu caan ku ahaa geesinnimo iyo in aan loo jixin-jixin cadowga Alle. Diinta Islaamka, waxay…

Kenyan Politicians and Khat Farmers Call on Britain to Reverse Khat Ban

Kenyan Politicians and Khat Farmers Call on Britain to Reverse Khat Ban

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

Saturday, July 06, 2013-Boramacity.com-Kenyan politicians and khat traders are calling on the government to initiate talks with British officials to reverse the ban on khat and save the multi-million dollar agricultural sector from collapsing. Kenyan farmers say the new British ban on the leafy stimulant, also known as “miraa,” will…

Djibouti: Saddex Sheekh oo la xakumay

Djibouti: Saddex Sheekh oo la xakumay

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

UN plans action against Congo’s M23 rebels

UN plans action against Congo’s M23 rebels

Share This Post

DeliciousDiggGoogleStumbleuponRedditTechnoratiYahooBloggerMyspaceRSS

The UN Security Council intends to impose sanctions on the leaders of the Democratic Republic of Congo’s M23 rebels and others violating an arms embargo on the country, the council said in a statement. “The Security Council expresses its intention to apply targeted sanctions against the leadership of the M23…

Page 1 of 3123